DAAWO : Madaxweynaha Somaliland Oo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Gobalka Gabilay

0
725

DAAWO : Madaxweynaha Somaliland Oo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Gobalka Gabilay

Hargeysa (Dalmar-News):- Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley oo ay socdaal shaqo ku tageen.

Madaxweynaha iyo weftigiisa oo safar shaqo ku jooga gobolka Gabiley, ayaa waxa soo dhaweyn diirran ku qaabiley qaybaha kala duwan ee shacabka reer Gabiley oo ku labbisan calanka Jamhuuriyadda Somaliland, caleemo qoyanna lulaya, isla markaana ay hormood u yihiin maamulka heer gobol iyo heer degmo, kuwaas oo ay ka muuqatay taageerada hagar la’aanta ah ee ay la garab taagan yihiin madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi.

Image may contain: one or more people, people standing, crowd and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, crowd and outdoor

Kumannaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Gabiley oo taxnaa waddada weyn ee badhtamaha magaalada marta, ayaa madaxweynaha iyo weftigiisa u gelbiyey guriga martida magaalada Gabiley

Image may contain: 4 people, people standing, sky, shoes and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, crowd and outdoorImage may contain: 5 people, people standing and people walkingImage may contain: 4 people, people smiling, people standingImage may contain: 5 people, people standing and outdoorImage may contain: 8 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 3 people, people smiling, people standing and beardImage may contain: 5 people, people smiling, people standingImage may contain: 2 people, people standingImage may contain: 1 person, sky, car and outdoorImage may contain: car, sky, outdoor and natureImage may contain: 3 people, people smiling, people standing, people walking and outdoorv

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here