DAAWO : Qaar Ka Mid ah Culimada Gobolada Togdheer Iyo Maroodi Jeex Oo Sheegtay In Nidaamka Ganacsiga Isku Bedelka Lacagta Ee FOREX Uu Xaaran Yahay

0
565

DAAWO : Qaar Ka Mid ah Culimada Gobolada Togdheer Iyo Maroodi Jeex Oo Sheegtay In Nidaamka Ganacsiga Isku Bedelka Lacagta Ee FOREX Uu Xaaran Yahay

Burco (Dalmar-News):- Qaar ka mid ah culimada gobalka Togdheer ayaa waxaa ay fadwo ka qabteen nidaam ganacsiyeedka isku bedelka lacagaha ee FOREX  loo yaqaano waxaana ay sheegen in nidaam ganacsiyeed-kaasi uu gabi ahaanba uu xaaran yahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here