DAAWO: Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Lagu Kordhiyey Cusbitaalka Guud ee Hargeysa+SAWIRO

0
668

DAAWO: Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Lagu Kordhiyey Cusbitaalka Guud ee Hargeysa+SAWIRO

Hargeysa (Dalmar-News):- Madaxxweynaha Somaliland  Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Xadhigga ka jaray dhismeyaal cusub oo laga hirgeliyey gudaha Cusbitaalka Hargeysa, kuwaas oo wax weyn ka tari doona baahiyaha uu cusbitaalku qabo.

Xarumaha cusub ee uu madaxweynuhu maanta xadhigga ka jaray oo dhammaantood ah kuwo cusub oo dhawaan la hirgeliyey, ayaa kala ah Waadhadh cusub oo loo hirgeliyey Hooyada iyo dhallaanka, qayb loogu talo galay bukaan-socodka iyo  waax lagu keydiyo tamarta cadceedda oo uu cusbitaalku u adeegsan doono baahida korontada, waxana uu madaxweynuhu sidoo kale kormeeray waadhka carruurta ee gudaha cusbitaalka guud ee Hargeysa.

Image may contain: 8 people, people smiling, people standingImage may contain: 8 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: house and outdoorImage may contain: 3 people, suitImage may contain: 5 people, people smiling, outdoorImage may contain: 3 people, people sitting and beardImage may contain: 1 person, suitImage may contain: 13 people, people standing and suit

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here