DEG DEG : Xukuumada Madaxweyne Biixi Oo Iminka Xayiraad Ku Soo Rogtey Mid Ka Mid Ah Wargeys-yada Hargeisa Ka Soo Baxa .

0
1091

DEG DEG : Xukuumada Madaxweyne Biixi Oo Iminka Xayiraad Ku Soo Rogtey Mid Ka Mid Ah Wargeys-yada Hargeisa Ka Soo Baxa .

Hargeysa (Dalmar-News):- Maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex oo mudooyinkii ugu danbeysay gacanta ku haysay  dacwado lagu soo oogay Wargeys-ka Foore oo ka soo baxa magaalada Hargeysa ayaa saaka xukun ka soo saartey dacwadaasi .

Maxkamada ayaa saaka amartey in Wargeys-ka Foore ay xayirtey muddo hal sanno ah isla markaana ay ku ganaaxdey saddex Milyan oo ganaax ah .

Maxkamada ayaa sidoo kale xidhay Tifatirihii wargeyska Foore Maxamed Ilkacase ilaa iyo inta la soo shubaayo lacagta ganaaxa ah ee Saddex Milyan ah

Masuulyiinta Wargeyska Foore ayaa la sheegay in aaney ku qancin xukunkaasi , sidoo kale ururka SOLJA ayaan isla ilaa hada aan ka hadlin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here