Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saaka Buug U Qeybiyey Qaar Ka Mid Ah Ardeyda Dugsiyada Hoose Dhexe+SAWIRO

0
678

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saaka Buug U Qeybiyey Qaar Ka Mid Ah Ardeyda Dugsiyada Hoose Dhexe+SAWIRO

Hargeysa (Dalmar-News):- Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  gacantiisa ku qaybiyey Buugaagta manhajka waxbarashada Somaliland ee dugsiyada Hoose dhexe oo lacag la’aan ah, kuwaas oo uu maanta si rasmi ah ugu qaybiyey ardayda wax ka barata dugsiga Qudhac-dheer ee degmada Maxamuud Haybe ee caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

Madaxweynaha oo ay wehelinayaan masuuliyiinta ugu sarraysa wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska, ayaa  saaka qaybinta Buugaagta daabacan ee Manhajka waxbarashada dugsiyada Hoose  dhexe ee dalka oo tiradoodu dhan tahay   1,000,200 (Hal Milyan iyo Laba boqol), isla markaana ay ka faa’iidaysan doonaa arday tiradoodu dhan tahay  153,077 (Boqol iyo Saddex iyo konton kun iyo Toddoba iyo Toddobaatan) Arday,  waxa uu ka bilaabay dugsiga Hoose dhexe ee Qudhac-dheer ee Degmada Maxamuud Haybe.

Image may contain: 15 people, people smiling, indoorImage may contain: 1 personImage may contain: one or more people, people standing, crowd and outdoorImage may contain: 12 people, people standing and suitImage may contain: 9 people, people standing and suitImage may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: 3 people, people standing, crowd and outdoorImage may contain: 13 people, people standing and outdoorImage may contain: 15 people, people smiling, people standing and crowdImage may contain: 2 peopleImage may contain: 16 people, people standingImage may contain: 5 people, people standing and suitImage may contain: one or more people, people standing, crowd and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing and suit

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here