DAAWO SAWIRADA :Labada nin ee u eg Rodrigo Duterte iyo Kim Jong-un Dareen Wayn dhaliyey

0
593

DAAWO SAWIRADA :Labada nin ee u eg Rodrigo Duterte iyo Kim Jong-un Dareen Wayn dhaliyey

Labadan nin lagama garanayo madaxweyenaha Philiphine,Rodrigo Duterte iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un, aad ayay ugu egyihiin muqaal ahaan iyo socodba, waxaa lagu arkay labadan nin waddooyinka magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha iyagoo sawirro isla galaya oo wada fadhiyo maqaaxi ku taalla halkaasi.

Dadkii ku dhawaa labadan nin ayaa sheegay inay iska dhigayeen labada madaxweyne balse aysan aheyn hoggaamiyeyaasha dalalkaasi.

Waxaana lagu kala magacaaba Cresencio Extrem waa ninka u eg (Duterte) iyo Howard X oo u eg hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi (Mr Kim).

Howard X (Bidix) iyo Cresencio Extreme (Midig), waxaa kusoo yaacay dad badan oo ku sugnaa maqaaxida, sawirro ayay la qaadanayeen, waxaa ay siteen qoryo macmal ah.Lahaanshaha sawirkaEPA
Image captionHoward X (Bidix) iyo Cresencio Extreme (Midig), waxaa kusoo yaacay dad badan oo ku sugnaa maqaaxida, sawirro ayay la qaadanayeen, waxaa ay siteen qoryo macmal ah.
Ninka iska dhigayo madaxweynaha Philippine (Cresencio Extreme wuxuu dhagta u raaricinaya ninka kale ee u eg hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jung Un (Howard X) xilli shalay ay ku sugnaayeen kaniisad ku taalla magaalada Hong KongLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image captionNinka iska dhigayo madaxweynaha Philippine (Cresencio Extreme wuxuu dhagta u raaricinaya ninka kale ee u eg hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jung Un (Howard X) xilli shalay ay ku sugnaayeen kaniisad ku taalla magaalada Hong Kong
Ninka iska dhigayay madaxweyne Duterte oo shalay sawirro dadweyne kula galaya munaasabad ka dhaceeysay Kaniisad ku taalla magaalada Hong Kong.Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image captionNinka iska dhigayay madaxweyne Duterte oo shalay sawirro dadweyne kula galaya munaasabad ka dhaceeysay Kaniisad ku taalla magaalada Hong Kong.
Ninka iska egyihiin madaxweynaha Philippine (Cresencio Extreme) iyo ninka kale aanan la garaneyn hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ( Howard X)Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image captionNinka ay isku egyihiin madaxweynaha Philippine (Cresencio Extreme) iyo ninka kale aanan laga garaneyn hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ( Howard X)
Howard X iyo Cresencio Extreme oo hilib digaag ku wada cunaya maqaaxi ku taalla magaalada Hong Kong 3-dii bishan Februay 2019-ka.Lahaanshaha sawirkaEPA
Image captionHoward X iyo Cresencio Extreme oo hilib digaag ku wada cunaya maqaaxi ku taalla magaalada Hong Kong 3-dii bishan Februay 2019-ka.
Duterte (saxda ah) iyo Duterte (kan u eg)Lahaanshaha sawirkaEPA
Image captionDuterte (saxda ah) iyo Duterte (kan u eg)
Kim Jong-un (saxda ah) iyo kan u egLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image captionKim Jong-un (saxda ah) iyo kan u eg

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here