Madaxweyne Muuse Biixi Oo Cisbiltalka Ku Booqdey Mid Ka Mid Ah Wasiiradiisa Oo Xanuusanaya+SAWIRO

0
642

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Cisbiltalka Ku Booqdey Mid Ka Mid Ah Wasiiradiisa Oo Xanuusanaya+SAWIRO

Hargeysa (Dalmar-News):- Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo booqday Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf oo xaalad caafimaad loo dhigay Cusbitaalka Hal-door ee Caasimada Hargeysa, ka dib markii uu ku soo booday xanuun kedis ah oo ka haleelay lugta iyo gacanta bidix.

Waxaanu Madaxweynuhu wasiirka Alle uga baryay inuu caafimaad taama siiyo, isaga iyo intii xaalad caafimaad u jiifta.

Image may contain: 1 person, standingImage may contain: 3 people, people smiling, people standingImage may contain: 3 people, people sitting and people standingImage may contain: 3 people, people smiling, people sitting and people standing

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here