DAAWO : Xoghayaha Xisbiga Waddani Oo Warbaahinta La Wadaagey Arimo Uu Sheegay In Xukuumada Madaxweyne Biixi Ku Fashilantey

0
568

DAAWO : Xoghayaha Xisbiga Waddani Oo Warbaahinta La Wadaagey Arimo Uu Sheegay In Xukuumada Madaxweyne Biixi Ku Fashilantey

Hargeysa (Dalmar-News):- Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu maanta warbaahinta la wadagey isla markaana uu mid mid u dul istaagey qodobo uu sheegay in xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ku fashilantey taas oo intooda badan ay aheyd arimaha dhaqaalaha iyo Miisaan-yada dalka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here