DAAWO : Xukuumada Somaliland Oo Sicad Xuduudeeda Uga Celisay Abwaan Cali Seenyo+ Eedeymo Uu U Jeediyey Taliye Fadal

0
645

DAAWO : Xukuumada Somaliland Oo Sicad Xuduudeeda Uga Celisay Abwaan Cali Seenyo+ Eedeymo Uu U Jeediyey Taliye Fadal

Saylac (Dalmar-News):-Saxafi  iyo Abwaan Cali Seenyo ayaa maalintii shalay aheyd laga celiyey in uu Somaliland ka soo galo dhinaca xaduudka Januuti ee Lowyacado , waxaana uu Abwaanku sheegay in ay u dhameys tirnaayeen dhamaan sharciyadii uu dalka ku soo galaayey

Abwaan Cali Seenyo ayaa waxaa uu sheegay in uu diiday in uu dalkiisa soo galo taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iiman isaga oo Cali Seenyo eedihii ugu cuslaa u jeediyey Taliye Fadal

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here