Dowladda Kenya waxay shaaca ka qaaday in lasoo afjaray howlgalka+Tirada Dhimashada

0
578

Dowladda Kenya waxay shaaca ka qaaday in lasoo afjaray howlgalka+Tirada Dhimashada

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in lasoo afjaray howlgalka ka dhanka ah weerarka lagu qaaday huteelka DusitD2 oo ku yaalla galbeedka magaalada Nairobi.

Kenyatta wuxuu sheegay in 14 qof ay ku dhinteen weerarka.

Wuxuu sheegay madaxweynaha in la laayay dadkii weerarka soo qaaday.

Madaxweynaha Kenya ayaa amaanay sida degdeg ah ay laamaha ammaanka Kenya uga falceliyeen weerarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here