DAAWO :- Muuqaallada Raggii Weeraray Nairobi Oo La Soo Bandhigay+Tiradooda + Nooca Hubka Ay Wateen

0
613

DAAWO :- Muuqaallada Raggii Weeraray Nairobi Oo La Soo Bandhigay+Tiradooda + Nooca Hubka Ay Wateen

Nairobi (Dalmar-News):- Kaamirada Qarsoon ayaa qabatay afar ka mid ah dableydii weerartay Hotelka Dusit ee magaalada Nairobi, iyadoo weli ay gudaha ugu jiraan Hotelka.

Dableydan oo ahaa afar rag oo ku hubeysan qoryaha AK47 ayaa labo jiho ka galay Hotelka caanka ah ee Dusit, waxaa ay bilaabeen inay rasaas ku furaan dadkii fadhiyay maqaayadda Hotelka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here