Filmsameye Karan Johar Oo Joojiyay Gabi Ahaan Inuu Heeso

0
989

Filmsameye Karan Johar Oo Joojiyay Gabi Ahaan Inuu Heeso

Karan Johar kaliya ma ahan Filmsamye ee sido kale waa film qarash gareye, naqshadeye dharka xidigaha iyo walia heesa oo codkiisa rasmiga ah ku heeso.

Hadaba xidigaan ayaa ku dhawaaqay inuu joojiyo gabi ahaan inuu codkiisa ku heeso sababto ah hooyadiisa dhashay ayaa sidaa ku amartay.

Karan Oo kusugan showgiisa Indian’s Next Super Stars waxuu xidigaan cadeyay oraahdan,” waxaan sahmiyay codkeyga iyo inaan heesa noqon karo anigoo markii iigu horeysay ka heesay meel school caruur badan dhigtaan.”

“Hooyadey waxay waliged iga filaneysay inaan noqon doono qoraa ama sawir aartiste ah inaan tartamadas ka qeyb gali doono balse waxaan ka qeyb galay tartanka fanaaniinta ee heesaha, markaan guriga imaaday habeenki waxaan arkay hooyadey oo oynesa.”

“Waxay igu tiri’wiilkeyga noloshaada waxaad doonto noqo balse marnaba heesa ama fanaan ha noqon oo mardambena ha heesin’, waxii markaas ka dambeyay waxaan goaansaday inaanan mardambe heesin.”

 

 

Xigasho: Filimiside

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here