Golaha Wakiilada Puntland oo dhageysanaya Khudbadaha Musharaxiinta

0
896

Golaha Wakiilada Puntland oo dhageysanaya Khudbadaha Musharaxiinta

Golaha Wakiilada Puntland ayaa maanta oo Isniin ah Magaalada Garowe ku dhageysanaya Khudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

Qaban qaabadii ugu dambeysay ee dhageysiga Khudbadaha Musharaxiinta ayaa ka socota Magaalada Garowe.

Gelinkii dambe ee shalay ayaa la soo geba gebeeyey diiwaangelinta musharixiinta,iyadoo xubnaha Guddiga dorashada Puntland ay shaaciyeen musharixiinta isku diiwaangeliyay in ay tartamaan.

Halkan hoose ka Akhriso:

1: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

2: Siciid Cabdulaahi Deni

3: Cali Cabdi Awaare

4: Cabdisamad Gallan

5: Maxamud Axmed Gar libaax

6: Cali Ciise Cabdi

7: Khaliif Ciise Mudan

8: Daahir Mire jibriil

9: Maxamad Cabdullahi Xuseen (Shortaaye)

10: Aadan Maxamed Ciise Gaadaalle

11: Maxamed Cali Cismaan Maad

12: Asad Cismaan Cabdulaahi.

13: Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere)

14: Cali Xaaji Warsame.

15: Maxamed Axmed Shaale

16: Maxamed Xirsi moorgan

17: Cabdi Faarax Siciid juxa

18: Maxamuud Xasan Khaliif

19: Faarax Cali Shirre

20: Cabdiqaadir yaasiin cabdi

Sidoo kale halka hoose ka kahriso Liiska ku xigeenka.

1: Cabdi Ibraahim warsame (Qowdhan)

2: Cabdiraxmaan Guuleed Cali

3: Dhegacade

4: Saadiq Axmed Eenow

5: Cabdi Salaan Salwe.

6: Cabdulaahi Cali Xirsi (Timacade)

7: Axmed Karaash

8: Cabdixakiin Camey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here