Dabaaldegyo lagu soo dhoweynayo curashada sanadka cusub ee 2019 ka oo si wayn ugu socda Dunida+SAWIRO

0
1149

Dabaaldegyo lagu soo dhoweynayo curashada sanadka cusub ee 2019 ka oo si wayn ugu socda Dunida+SAWIRO

Dalalka caalamka ayaa si weyn looga dabaal degay sanadka cusub ee 2018 ka, iyadoo dalalka Mareykanka iyo Canada ay wali ka socdaan xafladaha lagu soo dhawaynayo maadaama ay saacado badan ka dambeeyaan wadamada kale ee caalamka.

Magaalooyinka London Paris Dubau Cairo .Nairobi,Kula-Lumpur, Seol, Sydney, Auckland iyo caasimada W/Kuuriya Pyongyang ayaa ka mid ah meelaha sida weyn looga dabaaldegay sanadka cusub ee 2019.

Fagaareyaal ku yaalla magaalooyin ka mid ah dalalka dhaca bariga qaarada Aasiya iyo weliba Australia ayaa isugu soo baxay dad fara badan waxaana hawada sare loo ridey iftiin kala duwan oo leh midabo kala jaad ah oo aad u qurux badan.

  

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here