DEG DEG : Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Iminka Iscasilay+SABABTA

0
1336

DEG DEG : Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Iminka Iscasilay+SABABTA

Hargeysa (Dalmar News ):- Waxaa iminka si rasmi ah u shaaciyey in uu xilkii iska casilay gudoomiyihii rugta ganacsiga Somaliland Md  Maxamed  Shugri .

shabakadda dalmarnews oo la xidhiidhay gudoomiye maxamed shugri ayaa u xaqiijiyey in uu isku casilay sababo u gaar ah isaga, isagoo sheegay in uu dhawaan ku wareejin doono cidii loosoo doorto gudoomiyaha Rugta ganacsatada somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here