DAAWO : Ex Madaxweyne Faroole Oo Ka Hadley Doorashada Puntland Madaxweyne Gaas-na Eedeymo Ku Hurgufay

0
893

DAAWO : Ex Madaxweyne Faroole Oo Ka Hadley Doorashada Puntland Madaxweyne Gaas-na Eedeymo Ku Hurgufay

Garoowe (Dalmar-News):- Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxaa uu ka hadley doorashooyinka Puntland ku soo socda , waxaana uu madaxweyne Gaas u jeediyey eedeymo culus isaga oo ugu baaqay in uu tartanka doorashada ka hadho

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here