DEG DEG : Xisbiga Kulmiye Oo Iminka Ceydhiyey Masuul Miisan Culus+MAGICIISA

0
660

DEG DEG : Xisbiga Kulmiye Oo Iminka Ceydhiyey Masuul Miisan Culus+MAGICIISA

Hargeysa (Dalmar-News):- Warqad iminka ka soo baxday xafiiska xisbiga Kulmiye isla markaana ku saxeexan yahay gudoomiyaha labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa lagu sheegay in xisbigaasi laga saaray saddex siyaasiyiin oo kala Ah

  1. Prof Cabdi Cali Jaamac
  2. Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire
  3. Abwaan Cismaan Kujare

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Xisbiga Kulmiye Soo Saarey

 

gudoo 1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here