DAAWO : Siyaasi Cabdilaahi Geeljire Oo Iminka Ka Hadley Kulanka Madaxweyne Muuse Biixi La Yeeshay Madaxweyne Mustafe Cagjar

0
640

DAAWO : Siyaasi Cabdilaahi Geeljire Oo Iminka Ka Hadley Kulanka Madaxweyne Muuse Biixi La Yeeshay Madaxweyne Mustafe Cagjar

Hargeysa (Dalmar-News):- Siyaasi Cabdilaahi Jaamac Cismaan ayaa waxaa uu ka Hadley  doodii dhawaan ka dhacday dalka Jabuuti ee u dhaxeysay Somaliland iyo Somaliya .

Sidoo kale Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire ayaa waxaa uu soo dhaweeyey kulanka uu maanta madaxweyne Muuse Biixi  magaalada Wajaale kula yeeshay madaxweynaha deeganka Somalida Itoobiya Md Mustafe Cagjar

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here