DAAWO : Gudoomiyaha Solja Oo Ka Jawaabay Warqad Kasoo Baxday Wasaarada Warfaafinta Somaliland.

0
590

DAAWO : Gudoomiyaha Solja Oo Ka Jawaabay Warqad Kasoo Baxday Wasaarada Warfaafinta Somaliland.

Hargeysa (Dalmar-News):- Gudoomiyaha Ururka Suxufyiinta Somaliland Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto  ayaa waxaa uu ka Hadley warqad amar ah oo ka soo baxday  wasaarada warfaafinta Somaliland .

Warqadan oo ku socota dhamaan telefishanada Somaliland ka hawl gala  isla markaana lagu amray in maalinta Axada ah ay iska xaadariyaan  xarunta wasaarada warfaafinta Somaliland , Gudoomiye Xuuto ayaa soo bandhigay qeybo ka mid ah  qoraalka warqadaas  ku qoran oo uu dhibsadey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here