DEG DEG : Madaxwaynaha Somalailand Muuse Biixi Oo Warqad Casuumad Qado Sharaf AH usoo diray Xildhibaanada Golaha Wakiilada+SABABTA

0
1510

DEG DEG : Madaxwaynaha Somalailand Muuse Biixi Oo Warqad Casuumad Qado Sharaf AH usoo diray Xildhibaanada Golaha Wakiilada+SABABTA

Hargeysa (Dalmar-News):- Fadhigii maanta ee golaha wakiiladda Somaliland oo uu Shirguddoominayay guddoomiye Baashe Maxamed Faarax ayaa golaha waxa uu ku war galiyay in dhamaan laga saaro warbaahinta iyo xoghaynta golaha taasi oo uu sheegay in golahoodu ay galayaan shir albaabadu u xidhan yihiin.

Kulan oon loo ogolaan saxaafadda iyo xoghaynta golaha wakiiladda ayaa guddoonmiye baashe mudanayaasha ku war-galiyay inuu madaxwaynahu u soo gudbiyay war qad uu kaga hadlayo in golaha iyo madaxwaynahu ay ku balamaan kulan qado sharaf ah.

Guddoomiye Baashe ayaa mudanayaasha u sheegay in kulankaasi uu dhici doono maalinta sabtida ah isla markaasina xildhibaan kasta oo ka tirsan golaha wakiiladda looga baahan yahay inuu kulankaasi iska soo xaadiriyo madaama oo lagaga hadli doono arin Ku saabsan hawlahooda shaqo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here