DEG DEG : Abwaan Caan Ka Ahaa Somaliland Oo Geeriyooday “MAGACIISA”

0
528

DEG DEG : Abwaan Caan Ka Ahaa Somaliland Oo Geeriyooday “MAGACIISA”

Illaahay ha u naxariisto Abwaan Cabdixakiin Cabdillaahi Jibriil (Abwaan Qiiq) oo maalmahan-ba xanuun u jiifay ayaa waxa uu goor dhawayd ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Alle ha u naxariistee Abwaan Cabdixakiin Cabdillaahi Jibriil (Abwaan Qiiq) waxa ka mid ah abwaaniinta ugu caansan gobolka Awdal, waxaanu door weyn ka qaatay heesaha ay qaadaan kooxda xiddigaha geesku oo uu inta badan sameeyay Abwaanku.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here