DEG DEG : Madaxweynihii hore ee Mareykanka George Bush oo geeriyooday

0
733

DEG DEG : Madaxweynihii hore ee Mareykanka George Bush oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee Mareykanka George HW Bush ayaa geeriyooday, sida uu xaqiijiyay wiilkiisa Goerge W Bush.

George Bush Sr oo 94 jir ahaa ayaa soo noqday Madaxweynihii 41aad ee Mareykanka sanadihii 1989-1993, isagoo sidoo kale labo jeer Madaxweyne kuxigeen u ahaa Ronald Reagan.

Bishii April ee sanadkan ayaa la dhigay Isbitaal, todobaad kaddib markii ay geeriyootay xaaskiisa Barbara.

Waxaa uu siyaasadda ku soo biiray sanadkii 1964, waxaa uu ka mid ahaa dadkii ugu caansanaa ee Xisbiga Rebublican, isagoo 40 jir ah ayuu noqday maalqabeen,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here