DAAWO : Reer Ceerigaabo Oo Maanta Soo dhawayntii Ugu Balaashneed Sidii Ugu Kusoo Soo Dhaweeyey Madaxweyne Muuse Biixi+SAWIRO

0
1101

DAAWO : Reer Ceerigaabo Oo Maanta Soo dhawayntii Ugu Balaashneed Sidii Ugu Kusoo Soo Dhaweeyey Madaxweyne Muuse Biixi+SAWIRO

Ceerigaabo (Dalmar-News):- Mawjado dadweyne ah oo kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa soo dhaweyn ballaadhan ku qaabilay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo muddooyinkii dambe safar shaqo ku marayey gobollo kamid ah dalka.

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Ceerigaabo oo ku lebbisan calanka Jamhuuriyadda Somaliland, caleemo qoyanna lulaya oo ay hormood u yihiin maamulka heer gobol iyo heer degmo, ayaa maanta madaxweynaha iyo weftigiisa kaga hortegay dhinaca bari ee magaalada, waxana ay u galbiyeen dhinaca beerta xorriyadda ee Nuura, halkaas oo hadallo soo dhaweyn iyo mahadnaq ah looga jeediyey shacabkii soo dhaweeyey madaxweynaha iyo weftigiisa.

Ugu horrayn maayarka magaalada Ceerigaabo, Mudane Ismaaciil Xaaji Nuur oo la hadlay shacabkii isugu soo baxay soo dhaweynta madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa ku dheeraaday taariikhda mugga weyn ee gobolka Sanaag, madaxweynahana gobolka kusoo dhaweeyey.

 

Hoos ka daawo muuqaalka warkan :

https://www.youtube.com/watch?v=DgvWm1iBR9M

Image may contain: 4 people, people standing, car, beard and outdoorImage may contain: 18 people, people smiling, crowd, tree and outdoorImage may contain: one or more people, crowd, tree and outdoorImage may contain: 1 person, standing, crowd, sky and outdoorImage may contain: 2 people, people smiling, crowd, sky and outdoorImage may contain: 8 people, people smiling, crowd, car and outdoorImage may contain: 1 person, smiling, standing, crowd, sky and outdoorImage may contain: one or more peopleImage may contain: one or more people, sky, car and outdoorImage may contain: one or more people, car and outdoorImage may contain: 2 people, car and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, car, tree, crowd and outdoorImage may contain: 1 person, standing, crowd and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, crowd and outdoorImage may contain: 7 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 5 peopleImage may contain: 3 people, beard and outdoorImage may contain: 4 people, people smilingImage may contain: 4 people, people smiling, people standing, sky and outdoorImage may contain: 2 people, wedding and outdoorImage may contain: 3 people, people smiling, outdoorImage may contain: 3 people, people smiling, outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 4 people, people standing and beardImage may contain: 2 people, people standing, sky and outdoorImage may contain: 7 people, people smiling, people standing, sky, crowd and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, outdoorImage may contain: sky, cloud, car, tree, road, outdoor and natureImage may contain: 10 people, people standing, sky and outdoorImage may contain: 2 peopleImage may contain: 10 people, people standing, sky, hat, beard and outdoorImage may contain: 10 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person, sunglasses and outdoorImage may contain: 3 people, people smiling, people standing, crowd and outdoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here