Trump oo wax ka beddelaya sharciga dhalashada

0
890

Trump oo wax ka beddelaya sharciga dhalashada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa huriyey dood kulul oo ku aaddan xaqa ay caruurta Maraykanka ku dhasha ay u leeyihiin inay muwaadiniin noqdaan.

Madaxweynaha ayaa sheegay in uu wareegto madaxweyne ka soo saari doono talaabo uu arrintaas ku joojinayo.

Madaxweynaha ayaa wareysi lala yeeshay ku sheegay in arrintani ay waddada ku soo jirto, ayna dhici doonto.

Haddaba faahfaahinta warkan ka soo baxay Madaxweyne Trump ayaa wariyeheena gobolka Minnesota, Maxmuud Mascadde uu ka wareystay Garyaqaan Amiin Harun oo ka hawlgala gobolka Minnesota.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here