LAYAAB : Salman Immisa Raashinka Uu Hal Maalin Cuno Lacag Intee leeg Ayaa Ku Baxda 

0
1365

LAYAAB : Salman Immisa Raashinka Uu Hal Maalin Cuno Lacag Intee leeg Ayaa Ku Baxda

salman khan waa aktarka xiligan ugu awoodda badan bollywoodka sidoo kalena waa boqorka boxx office  isagoo caadi ay noqotay in aflaamtiisa 100 crore ay kasara maraan

salman khan hadda waxa uu jiraa 52 sano laakiin uma muuqda inuu intaas gaaray midaaso u sabab ah jimicsiga iyo almiitada uu maalin walba sameeyo

iyadoo kaliya ay intaas  saacidin inuu muuqaalkan yeesho waxaana sababta kowaad laga dhigay raashinka uu maalin walba cuno

salman khan  hor inta uusan almiito sameenin waxa uu cabaa biyo kulul oo lagu dhex katriyay liin  dib quraac ahaan waxa uu u cunaa afar ukun weliba nooca la dubo iyo dhaw xabo oo  ana sabaayad uu cuno iyo waxa uu cabitaan  dhigtaa garaafo caano ah salman waa mid jecel subaxii inuu quraac badan cuno

salman khan waxa uu qado ahaan u cunaa qudaar afar maalin oo usbuucii  mid ah iyadoo sadex maalin soo hartay uu aktarkan cuno raashinka koonfurta hindiya uu aad u jecel yahay

iyadoo habeenkii uu casho ahaan u cuno dooro iyo khudaarta nooca ansalaatada la yiraahdo waxaana la sheegay in salman khan maalin walba raashin uu cuno ay ku baxdo lacag dhan 9 kun oo rupes dollar ahaan waa 123 dolar

iyadoo qiimaha lacagaha ay kala duwan yihiin madaama afar maalin uu khudaae isticmaalo iyadoo sii kororta afarta maalin ee uu cuno raashinka reer koonfurta

 

 

Xigasho : Filimside

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here