DEG DEG : Dagaal Xoogan oo Hada Ka Qarxay Koonfurta Gobolka Sool Iyo Ciidan Beeleedo Hubaysan Oo Barakiciyey Bulshadii Kunooladay Deegaanka Dhumey ee Konfurta Gobolka Sool

0
765

DEG DEG : Dagaal Xoogan oo Hada Ka Qarxay Koonfurta Gobolka Sool Iyo Ciidan Beeleedo Hubaysan Oo Barakiciyey Bulshadii Kunooladay Deegaanka Dhumey ee Konfurta Gobolka Sool

Dagaal Xoogan oo Ka Qarxay Koonfurta Gobolka Sool Iyo Ciidan Beeleedo Hubaysan Oo Barakiciyey Bulshadii Kunooladay Deegaanka Dhumey ee Konfurta Gobolka Sool Dagaal beeleed u dhexeeya laba beelood oo walaalo ah ayaa markale dib uga qarxay deegaan dhumay ee gobolka sool.Dagaalkan oo aha Mid Kulul.

sidoo kale waxay wararku intaa ku darayaaan ciidan beeleedo kala taabacsan labada beelood ay is waydaarsadeen hubka noocyadiisa kala duwan  kaas oo aan ilaayo hada la garanayn khasaaraha uu geystay
Dhanka kale dadkii degana deegaanka dhumay ayaa ka qarxay deegaankaasi.waxaanay colaadaasi saamayn weyn ku yeelatay maatada iyo dadka waayeelka ah ee ku sugan deegaankaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here