DEG DEG : Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Ku Dhawaaqey Inay Hakiyeen Wada Hadal Xukuumada U Socdey Iyo Sababta

0
865

DEG DEG : Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Ku Dhawaaqey Inay Hakiyeen Wada Hadal Xukuumada U Socdey Iyo Sababta

Hargeysa (Dalmar-News):- Xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa waxaa ay maanta sheegen in ay hakiyeen wada hadal u socdey xukuumada kaas oo ku saabsan doorashooyinka soo socda iyo guddida doorashooyinka

Xisbiga Waddan waxaa uu sheegay in uu wada hadalka la tagay qorshe ah in la kala diro komishanka doorashooyinka Somaliland kaas oo laga diiday .

Sidoo kale xisbiga UCID ayaa waxaa uu sheegay in uu wada hadalkaas la tagay qorshe ah in laba xubnood loogu daro laba xisbi kominshanka doorashooyinka isla markaana iyagana lagu diiday .

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://www.youtube.com/watch?v=sxIIeq1jEQs

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here