Indonesia: in ka badan 800 oo qof oo ku dhimatay duufaanta Tsunami ee ku dhufatay jasiiradda Sulawesi

0
771

Indonesia: in ka badan 800 oo qof oo ku dhimatay duufaanta Tsunami ee ku dhufatay jasiiradda Sulawesi

Howlaha gurmadka lagu baadi goobaya dadka ku hoos jira dhismayaasha burburay ayaa ka socda jasiiradda Sulawesi oo ay jimcihi ku dhufteen Dhulgariir iyo Duufaan wada socda, oo ay ku dhinteen boqollaal qof.

Sawir muujinaya haweeney meyd ah oo dhisma hoostii laga soo saarayaLahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionSawir muujinaya haweeney meyd ah oo dhisma hoostii laga soo saaraya
Ugu yaraan 832 qof ayaa ku dhimatay masiibada Sulawesi ku habsatayLahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionUgu yaraan 832 qof ayaa ku dhimatay masiibada Sulawesi ku habsatay
Tirada dhimashada ayaa laga cabsi qabaa iney aad u sii korodhoLahaanshaha sawirkaEPA
Image captionTirada dhimashada ayaa laga cabsi qabaa iney aad u sii korodho
Qaar ka mid ah meydadka dadki ku dhintay masiibada duufaanta Tsunami ee Palu ku dhufatayLahaanshaha sawirkaAFP/GETTY IMAGES
Image captionQaar ka mid ah meydadka dadki ku dhintay masiibada duufaanta Tsunami ee Palu ku dhufatay
Palu - oo ah magaala ay ku noolaayeen 335,000 qof waxay hadda u ekaatay magaala uu dagaal ka dhacayLahaanshaha sawirkaEPA
Image captionPalu – oo ah magaala ay ku noolaayeen 335,000 qof waxay hadda u ekaatay magaala uu dagaal ka dhacay
Raadka hirka ee ku dhuftay PaluLahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionRaadka hirka ee ku dhuftay Palu
10 huteel oo ugu weyneyd magaalada oo laga cabsi qabo iney dad badan burburka dhismaha ku hoos jiraanLahaanshaha sawirkaAFP
Image caption10 huteel oo ugu weyneyd magaalada oo laga cabsi qabo iney dad badan burburka dhismaha ku hoos jiraan
Howlaha gurmadka oo u socdaLahaanshaha sawirkaEPA
Image captionHowlaha gurmadka oo u socda
Masaajid ku burburay dhulgariirka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here