DAAWO : Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo War Ka Soo Saarey Xeerka Kufsiga

0
721

DAAWO : Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo War Ka Soo Saarey Xeerka Kufsiga

 

Hargeysa (Dalmar-News):- Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa waxaa uu ka Hadley xeerka Kufisga oo ay dhawaan golaha wakiiladu Ansixiyeen Madaxweynuhuna uu saxeexay .

Wasiirka ayaa sheegay in Xeerkaas oo ay ka soo noqotey qeylo dhaan badani uu madaxweynuhu balan qaadey in dib loo saxi doono isla markaana looga saari doono oo kaabis iyo wax ka bedel lagu sameyn doono waxii sharciga iyo diinta khilaafsan eeku jira

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://www.youtube.com/watch?v=ekdFzgx7gCk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here