Waa Kuma Ninka Loo Magacaabay Ergayga Gaarka Ah Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Soomaaliya?

0
691

Waa Kuma Ninka Loo Magacaabay Ergayga Gaarka Ah Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Soomaaliya?

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guturres ayaa Nicholas Haysom u magacaabay inuu noqdo ergaygiisa gaarka ah ee arrimaha Soomaaliya.

Arrintan ayaa beegmaysa iyadoo maamul goboleedyada iyo dowlada dhexe ee Soomaaliya uu khilaaf u dhexyaalo.

Haddaba magacabista ergaygaan ayaa Sahra Cabdi Axmed ka waraystey Jabril Afyare oo ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqo arrimaha Somalida, kuna nool gobolka Minnesota.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here