DAAWO: Barnaamijka Galka Baadhista Oo Lagu Soo Bandhigay Mashaariic La Musuq Maasuqay Iyo Masuuliyiintii Ka Dambeeyay Musuqaasi Oo La Soo Bandhigay

0
594

DAAWO: Barnaamijka Galka Baadhista Oo Lagu Soo Bandhigay Mashaariic La Musuq Maasuqay Iyo Masuuliyiintii Ka Dambeeyay Musuqaasi Oo La Soo Bandhigay

Bankiga Horumarinta Islaamka ayaa hakiyey mashruuc ku saabsan horumairnta dadka reer guuraaga ah oo uu ka waday Soomaaliya kadib markii ay soo baxday in mashruucaas si xun loo musuq-maasuqay.

Dawladda Soomaaliya waxay isku dayday inay wax ka qabato walaaca bankiga islaamka iyadoo xabsiga u taxaabtay sarkaalkii maamulayey mashruucaas.

Haddaba sidee ayey wax u dhaceen oo loo maamulay mashruucan? Waa mowduuca Barnaamijka Galka Baadhista, waxaana soo jeedinay Haaruun Macruuf

https://www.youtube.com/watch?v=ciqytup88lw

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here