DAAWO : Kornayl Caarre Oo Si Adag Uga Jawaabay Eedaymo Uga Yimid Hoggaanka Millatariga Somaliland, Soo Dhawayna U Sameeyay Ciidamo Cusub Oo Ku Biiray Jabhadiisa

0
715

DAAWO : Kornayl Caarre Oo Si Adag Uga Jawaabay Eedaymo Uga Yimid Hoggaanka Millatariga Somaliland, Soo Dhawayna U Sameeyay Ciidamo Cusub Oo Ku Biiray Jabhadiisa

Mudanayaasha Golaha Guurtidda Somaliland ayaa maanta gudi ka kooban 7-mudane iyo xughayaha golaha u saaray cabasho ay u soo gudbiyeen haween weynaha beesha Ciidagale oo ka cabanaya buug uu qoray wasiirka wasaaradda warfaafinta mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Guri-barwaaqo.

Warqadan oo warbaahinta loo qaybiyay markii laga soo dareeray fadhigii saaka ee golaha guurtidda ayaa u dhigneyd sidan:—

Ku Xildhibaanada Magacyadoodu Hoos Ku Xusan Yihiin

Ujeedo:— Magacaabis Gudi

Mudanayaal
Waxaa la idiin saaray in kia gudi ahaan aad ka soo gar-naqdaan cabasho ay golaha u soo gudbiyeen qayb ka mida haween weynaha Somaliland gaar ahaana haweenka beesha Ciidagale, kuwaasi oo cabasho ka muujiyay wasiirka warfaafinta Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax Guribarwaaqo.

Sidaasi darteed waxaa la idin farayaa inaad ku soo celisaan shir-gudoonka go’aanka aad arrintan ka gaadhaan.

Magacyadda Gudida:–

1 Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Gudoomiye
2 Muuse Ibraahim Aw Nuur Jiciir Xubin
3 Maxamed Maxamuud Diiriye Xubin
4 Nuur Riyaale Kheyre Xubin
5 Xaaji Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac Xubin
6 xasan Cumar Axmed Xubin
7 Axmed Daahir Maxamed Xubin
8 Cabdinaasir Aadan Beegsi Xughaye

Allaa Mahad Leh
Saleebaan Maxamuud Aadan Gudoomiyaha Golaha Guurtidda Soamliland

https://www.youtube.com/watch?v=J5P1Jmuwamk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here