DEG DEG : Xaalad Dagaal Oo Saaka Ka Taagan Qaar Ka Mid Ah Deegaanada Gobolka Sool Iyo Dhimasho Iyo Dhaawac La Soo Sheegay + Cida Dagaalamaysa

0
1319

DEG DEG : Xaalad Dagaal Oo Saaka Ka Taagan Qaar Ka Mid Ah Deegaanada Gobolka Sool Iyo Dhimasho Iyo Dhaawac La Soo Sheegay + Cida Dagaalamaysa

Dagaal u dhexeeya laba Beelood ayaa saaka ka bilaamay deegaanka Dhumay ee Koonfurta gobolka Sool. Waxana jira dhimasho iyo dhaawac.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in labada Malleeshiyo ay isu adeegsanayaan hub culus.

Dagaal ayaa qarxay kadib markii nin lagu dilay deegaankaasi xalay.

Labadan Beelood ayaa dhawr goor oo horre ku dagaalamay deegaankan iyo meelo kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here