AMISOM”waxaan bilaabeynaa howgal deg deg ah”

0
726

Jowhar(DN)Taliyaha ugu sareeya howgalka midawga afrika ee Soomaaliya ee AMISOM Jeneraal Jim Owoysigire ayaa ku armay dhamaan ciidamada AMISOM in ay si aan kala go’o laheyn ufuliyaan howgallada dalka looga saarayo Al-Shabaab.Jeneraal Jim ayaa sidoo kale waxa uu sheegayin aysan mideysneyn howgallada ay sameeyaan ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa AMISOM taasina ay wiiqeeyso nidaamka lagu doonayo in Shabaab dallka loogasaaro.Taliyaha ayaa waxaa uu ka hadlayay saldhigooda ay ku leeyihiin magaalada Jowhar,waxa uuna halkaa kaga dhawaaqay howgal deg deg ah oo Al-Shabaab ka dhan ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here