DEG DEG : Taliyihii Labaad oo Ka Goostay Ciidanka Qaranka Kuna Biiray Jabhadda Taliye Caare + Xukuumadda oo Indhaha Ku Daawanaysa.

0
789

DEG DEG : Taliyihii Labaad oo Ka Goostay Ciidanka Qaranka Kuna Biiray Jabhadda Taliye Caare + Xukuumadda oo Indhaha Ku Daawanaysa.

Gaashaanle dhexe Gamaal Maxamed Baaxad Abaanduulihii ciidanka Millatariga Somaliland ee gobolka Sanaag ayaa shalay ka goostay ciidanka kuna biiray Jabhadda Taliye Caarre.

Gaashaanle Gamaal ayaa ahaa taliyihii badalay Korneyl Caarre oo isaguna horey uga goostay ciidanka Somaliland.

Illaa hadda xukuumadda Muuse Biixi may qaadin wax tallaabo ah oo lagaga hortagayo jabhadayntan ay bilaabeen saraakiil ka tirsan ciidanka qaranku oo haddii ay sii socoto meel xun ku dambayn karta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here