Ugu Haraan Sagaal Qof Oo Reer Jabuuti Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Diri Dhabo Iyo Dhalinyarada Reer Jabuuti Oo Gudaha Jabuuti Ku Dhaawacay Dad Oromo Ah

0
867

Ugu Haraan Sagaal Qof Oo Reer Jabuuti Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Diri Dhabo Iyo Dhalinyarada Reer Jabuuti Oo Gudaha Jabuuti Ku Dhaawacay Dad Oromo Ah

Ugu yaraan sagaal qof oo u dhalatay dalka Jabuuti ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay isku dhacyadii qowmiyadaha ku salaysnaa ee shalay ka dhacay magaalada Diridhaba ee dalka Itoobiya, sida ay dad goob joogeyaal ah u sheegeen BBC.

Isku dhacyadan cusub ee u dhaxeeya qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ayaa la sheegayaa inay ka dhasheen qalalaasihii Sabtidii ka dhacay magaalada Jigjiga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Dhanka kalana taliyaha Ciidammada Booliska ee dalka Jabuuti Cabdullaahi Cabdi ayaa sheegay in laba qof oo Oromo ah lagu dhaawacay gudaha dalka Jabuuti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here