DAAWO : Eedaysane Aamus Laga Kari Waayay Oo Garsoorihii Si Layaab Leh Uga Aargoostay!

0
728

DAAWO : Eedaysane Aamus Laga Kari Waayay Oo Garsoorihii Si Layaab Leh Uga Aargoostay!

Garsoore Mareykan ah ayaa amar ku bixiyay in afka laga xidho eedaysane aamus laga kari waayay intii uu socday fadhigii lagu dhageysanayay go’aankii maxkamadda ee dacwaddii loo haystay.

Garsoorahan oo la yidhaado “Judge John“, ayaa booliska ku amray in ay afka xabag kaga dhejiyaan  eedaysanaha oo dhowr jeer diiday in uu u hoggaansamo anshaha maxkamadda inuu aamusuna lagu kari waayay.

Eedaysanaha oo la yidhaahdo isna  Franklyn Williams, ayaa lagu riday xukun 24 sano ah oo xabsi ah, ka dib markii lagu helay dambiyo kala duwan oo iskugu jira dhac hubeysan iyo haysasho hub sharcidarro ah.

 

https://www.youtube.com/watch?v=pTnzhc5vuHw

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here