[Deg Deg] :- Telefishanada Madaxa Banaan Ee Somaliland Oo Qaatey Go,aan Ka Dhan Ah Madaxweyne Muuse Biixi + [Nooca Uu Yahay]

0
726

Hargeysa (DN):- Warar hada soo gaadhay shabakada dalmar news wxa ay sheegayaan in telefishanada madaxa banaan ee Somaliland ay go,aansadeen in aaney qaadanin wararka madaxweyne Muuse Biixi ee ka soo baxa xarunta madaxooyada .Warkanoo ay Ilaysnews.com u xaqiijiyeen qaar ka mid ah madaxda telefishiinadani ayaa waxaa ay u noo sheegeen in sababta ay u joojiyeen ay tahay ka dib markiiTv-yada looguyeedhi wayey wararka madaxtooyada ka dhaca , balse taas badelkeeda bartaYouTubeka loo soo galiyo .Sidoo kale waxaa ay sababta ku sheegeen in Kormeerka uu madaxweynuhu ku sameynaayo wasaaradaha qaarkood ama meelaha munaasibadaha ee uu furaayo loo diido inay galaan oo ay wax ka duubaan balse si tii hore la mid ah muuqaalka madaxweynahaYouTube -kaloo soo galiyoMadaxdan TV-yada ayaa waxaa ay aritan ku tilmaameen cuno qabateen dad badan oo lagaga sameynaayo wararka madaxdii dalkan u sareysay .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here