Xildhibaan Caan Ah Oo Ka Tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland Oo Geeriyooday

0
679

Xildhibaan Caan Ah Oo Ka Tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland Oo Geeriyooday

Alle haw naxariistee waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Xildhibaan Jaamac Faarax Axmed oo ku magac dheeraa Jaamac Riyo. Xildhibaankan ayaa ka tirsanaa golaha guurtida Somaliland ayaa muddo u jiifay xanuun.

Ehelada marxuunka ayaa xaqiijisay geerida Xildhibaan Jaamac Faarax Axmed.

Xildhibaan Jaamac Faarax Axmed ayaa sidoo kale ahaa hal abuur iyo maansooyin curiyay gabayo iyo heeso badan.

Bahda shabakadda wararka ee Barigaafrikanews.com waxa ay tacsi u dirayaan Qoyskii, Qaraabadii iyo Guud ahaan Shacabka Somaliland ee uu Ka baxay Xildhibaan/Abwaan Jaamac Faarax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here