Somaliland: Xilliga Ay Bilaabaneyso Waxbarashada Sanad-dugsiyeedka 2018/2019 oo Si Rasmi Ah Loo Shaaciyay

0
772

Somaliland: Xilliga Ay Bilaabaneyso Waxbarashada Sanad-dugsiyeedka 2018/2019 oo Si Rasmi Ah Loo Shaaciyay

Somaliland waxaa si rasmi ah loo shaaciyay xilliga la bilaabi doono waxbarashada sanad-dugsiyeedka 2018/2019 oo bisha September bilowgeeda ku beegan.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland ayaa lagu sheegay in waxbarashada sanad-dugsiyeedka cusub ee 2018/2019 la bilaabi doono 1-da September 2018. Iyadoo ciddii khilaafta go’aanka wasaaradda, la sheegay, in laga qaadi doono Tallaabo sharciga waafaqsan.

Halkan Hoose Ka Akhriso War-saxaafadeedka:

Maandeeq FM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here