DEG DEG : Shirgudoonka Guurtida Somaliland Oo War Ka Soo Saarey Inuu Gudoomiye Saleebaan Iscasilaayo

0
635

DEG DEG : Shirgudoonka Guurtida Somaliland Oo War Ka Soo Saarey Inuu Gudoomiye Saleebaan Iscasilaayo

Hargeysa (Dalmar-News):- Gudoomiye ku xigeenka golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu ka hadlay warar ay warbaahintu qortey oo sheegaya in gudoomiye Saleebaan dhawaan is casilaayo

Gudoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in aanu ilaa hada ogeyn in uu gudoomiye Saleeban Iscasilaayo , hadii uu iscasilaayo-na uu yahay isagu qofka koowaad ee ogaan lahaa balse ay wararkaasi yahiin qaar aan waxba ka jirin gudoomiyuhuna golaha u fasax kaga maqan yahay golaha

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan :

https://www.youtube.com/watch?v=_8XYNRANWHc

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here