Toogasho Canada ka dhacday Oo Sababtay Dhaawac iyo Dhimasho 

0
715

Toogasho Canada ka dhacday Oo Sababtay Dhaawac iyo Dhimasho

gaalada Toronto, sida uu sheegay booliiska dalka Canada.

Toogashada ayaa ka dhacday agagaarka Danforth iyo Logan habeennimada Axadda.

Dadka dhaawaca ah waxaa ka mid ah gabadh yar, waxaana xaaladdeeda lagu sheegay mid aad u liidata, booliiska ayaa dalbanaya dad goobjoogeyaal ah.

Qaar ka mid ah dadkii dhaawaca ahaa ayaa lagu daweeyay isla goobtii, halka kuwo kalana loola cararay isbitaallo ka ag dhaw, ma cadda ujeedada laga lahaa toogashadaas.

Jeremy Cohn oo ah saxafi ka tirsan @globalnewsto ayaa soo dhigay muuqaalkan isaga oo sheegaya in ay dhaawacyadu daadsan yihiin goobo kala duwan.

Khariidad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here