DAAWO: Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Iyo Dood Kulul Oo Dhex Martay Golaha Wakiilada “Itoobiya Abaal Nooguna Hayso Saamiya Dekeda Barbara

0
589

DAAWO: Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Iyo Dood Kulul Oo Dhex Martay Golaha Wakiilada “Itoobiya Abaal Nooguna Hayso Saamiya Dekeda Barbara

Guddoomiyaha ku meel gaadhka ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, ayaa si adag uga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalku halka marayo, waxaanu si gaar ah uga hadlay Doorashadii Madaxtooyada, dhibaatada iyo dib u dhaca ay Somaliland soo gaadhsiisay wada hadalada Somaliya lala furay, Dekadda Berbera ee DP world lagu wareejiyey, Saldhiga Milatari ee Imaraadka heshiiska lagula galay iyo qodobo kale.

Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, ayaa isagoo ka hadlayay doodii Golaha Wakiilada ee shalay, ayaa sidoo kale tilmaamay in haba yaraate wax garawshiiyo ah Xisbigooda la siinin, isagoo sheegay inay iyagu tanaasul sameeyeen waxaanu ugu horeyn yidhi isagoo ka hadlay Dekadda Berbea “DP World arinteeda waxba aniga igagama baaqan baan u maleeynayaa, wixii aan ka digaynay ayaana soo baxay, oo waa taas markhaatiga laga furayo, waxaanu ka digaynay in wax dhamaystiran oo dhisan, oo daraasad leh, oo xilliyaysan oo cilmeeyaysan aan la inoo keenin,sidii uu inagu dhaafayna waxba ku noqon mayno”.

Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here