Madaxweynihii Hore Ee Mareykanka Obama Oo Goor Dhaweyd Ka Degay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya + [ Ujeedkiisa ]

0
543

Nairobi (DN);-Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka ayaa goor dhoweyd Gaadhay magaalada caasimada ah ee Nairobi ee dalka Kenya Mr Obama ayaa loo galbiyay qasriga madaxtooyada isaga oo kulamo kula qaadanaya madaxeynaha kenya Uhuru Kenyatta Safar ka uu madaxweynihii hore ee Mareykanka ku yimid Kenya ayaa ujeedadiisu waxaa ay tahay sidii uu u daah furi lahaa xarun lagu barto xirfadaha kala duwan ee cayaaaraha,oo loogu tala galay da,yarta kenya oo laga hirgalinayo ismaamulka Si aya ee Gobolka Nyanza oo aabihii ka soo jeedo.Marka uu si rasmi ah u furo xaruntan Isboortimaalinta bari oo isniin ah ayaa waxaa uu u duuli doonaa wadanka koonfur Afrika Halkaasioo Lagu Qaban doono Sanad Guuradii 100 -aad ee dhalashada madaxweynihii geeriyoodaay ee koonfur Afrika Nelson Mandela

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here