Jilaaga Caankaa ee Vivek Oberoi Oo Markii Ugu Horeysay Shirkada Kannada U Shaqo Doontay Iyo Mashruucisa Cusub!!

0
924

Jilaaga Caankaa ee Vivek Oberoi Oo Markii Ugu Horeysay Shirkada Kannada U Shaqo Doontay Iyo Mashruucisa Cusub!!

Xidigaha Bollywoodka ee bilaaweyn sameenta aflaam koonfur hindiya ah waxaa kamid ah Akshay Kumar, Neil Nithin Mukesh, Shraddha Kapoor haatana waaa Vivek Oberoi.

Vivek sanadkii hore ayuu sameeyay mashruucisa kowaad ee koonfur hindiya ah waana filmka Tamil-ka ah ee Vivegam kaaso uu la jilay Super Star Ajith Kumar.

Haatana xidigaan waxuu saxiixday film Kannada ah kaaso lagu magacaabo Rustum door wacana uu ku lahaan doono waxaana la daawan doona mashruucan 24 Dec 2018 waana film xidigo reer Kannada ah ay la jilayaan…

 

Filimside

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here