Dhurwaa fara ba’an ku haya dadka iyo duunyada degmada Taleex

0
784

Dhurwaa fara ba’an ku haya dadka iyo duunyada degmada Taleex

Dadka xoola dhaqatada ah ee kunool baadiyaha degmada Degmada Taleex ayaa waxaa ay sheegayaan inay dhibaato ku qabaan dhurwaa maalintii soo weerara xoolaha oo aanan xitaa ka cabsaneynin dumarka iyo caruurta.

Waxaana taasi ay keentay in xoola dhaqatada ay qataan hubka, si ay isaga dhiciyaan dhurwaaga oo fara ba’an ku haya xoolahooda.

Xasan Maxamed Jaamac wuxuu kamid yahay dadka kunool aaga degmada Taleex, wuxuuna dhibaatada ay ku qabaan dhurwaaga buga warramaya weriye Axmed Cawil oo jooga Garowe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here