RASMI: Real Madrid oo ku dhawaaqday in xidigeeda Achraf Hakimi uu ku biiray kooxda Borussia Dortmund

0
768

Kooxda Real Madrid ayaa ku shaacisay maanta oo Arbaco ah website-keeda in laacibkeeda Achraf Hakimi uu ugu biiray kooxda reer Germany ee Borussia Dortmund heshiis laba xili ciyaareed ee amaah ah.Kooxda reer Spain ayaan wax faahfaahin kale ee dheeri ah aanan ka bixinin heshiiska amaahda uu Achraf Hakimi ugu dhaqaaqay kooxda Borussia Dortmund.Dhinca jale Borussia Dortmund ayaa barteeda rasmiga ah waxay kusoo daabacday sawirka Achraf Hakimi ee xiran maaliyadeeda cusub, waxayna si wanaagsan ugu soo dhaweeyeen kooxda.Achraf Hakimi ayaa wuxuu suuqan xagaaga ka helay yaboohyo kala duwan uu ugu dhaqaaqi laha kooxaha Napoli iyo Real Betis, laakiinHakimi ayaa ka door biday inuu u dhaqaaqo ee kooxda Borussia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here