DEG DEG : Wargayskii Haatuf oo Afar Sano Kadib Xayiraaddii Laga Qaaday+Mulkiilaha Waargeisa Oo Warbaahinta La Hadlay+MUUQAAL

0
645

DEG DEG : Wargayskii Haatuf oo Afar Sano Kadib Xayiraaddii Laga Qaaday+Mulkiilaha Waargeisa Oo Warbaahinta La Hadlay+MUUQAAL

Wargeyska Haatuf ee ka soo bixi jiray Hargeysa, oo muddo ka badan afar sano xayirnaa, ayaa maxkamada rafcaanka ee gobolka Maroodi-jeex ee Hargeysa waxay maanta shaacisay inay xayiraadii ka qaadday, isla markaana ay ruqsadii soo bixitaanka u soo celisay.

Guddoomiyaha wargeyskaasi Yuusuf Cabdi Gaboobe, ayaa sheegay in ay gudbiyeen Dacwad ay ku dalbanayaan Magdhaw laga siiyo muddadii ay xidhnaayeen.

HOOS KADAAWO MUUQAALKA WARKAN :

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here