DAAWO : Qalliin Wiilka Isha Ee Dad Dhintay Loogu Galinayo Dadka Indho Beelay Oo Hargeysa Laga fuliyay

0
875

DAAWO : Qalliin Wiilka Isha Ee Dad Dhintay Loogu Galinayo Dadka Indho Beelay Oo Hargeysa Laga fuliyay

Sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan cisbitaalka indhaha Manhal ee magaalada Hargeysa, waxaa markii ugu horreeyay lagu sameeyay qalliin ay dhakhaatiirtu kaga beddeleen dad bukaan ahaa isha wiilkeeda ama bu’deeda, oo ay u geliyeen wiilka isha qof kale oo dhintay.

Haddaba qaliinkan oo dad gaadhaya ilaa todoba qof oo lagu guuleystay in loo geliyo il qof kale laga soo saaray intii aanu dhiman, oo weliba laga keenay dalka Mareykanka, ayaa laga wareystay Dr. Maxamuud Axmed Maxamed (Shiine) oo ka mid ah dhakhaatiirka indhaha ee isbitaalka Manhal ee Hargeysa. Wuxuu u waramay weriyaha BBC ee hargeysa Axmed Saciid Cige,

Halkan hoose kaga boggo warkan oo dhammaystiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here