Xulka Faransiiska oo u soo gudbay Wareegga 8-da koobka adduunka kadibmarkii uu 4-3 ugaga badiyay Argenitna

0
699

Xulka Faransiiska oo u soo gudbay Wareegga 8-da koobka adduunka kadibmarkii uu 4-3 ugaga badiyay Argenitna

Kulankii ugu horeeyay ee wareegga 18ka ee ciyaaraha adduunka oo goordhow soo dhamaatay ayuu xulka Faransiiska 4-3 ugaga badiyey xulka Faransiiska.

Xulka Argentina ayaa  noqday xulkii ugu horeeyay ee ku hara wareegga 16ka tartanka ciyaaraha adduunka sanadkan 2018.

Filo goor dhow faahfaahin ku saabsan ciyaarta Faransiiska iyo Argentina

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here